Dowlada Soomaaliya oo gar gaar gaarsiisay magaalo dhawaan Fatahaad saameesay (Sawirro)

Wasiirka gargaarka, wasiir ku-xigeenka Batroolka iyo howl wadeenna ka socda wasaaradda Tamarta iyo biyaha  ayaa gargaar gaarsiiyay magaalada Baardheere ee gobalka Gedo oo kamid ah deegaanada ay fatahaaduhu dhibaatada ka geysteen. Wasiirrada iyo Engineer ka socday wasaaradda biyaha ayaa sidoo kale kormeeray deegaannada uu wabiga Jubba ku fatahay iyo meelaha uu wabigu biyaha ka keenay … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo gar gaar gaarsiisay magaalo dhawaan Fatahaad saameesay (Sawirro)